Xikmado 1.0.1 [free]

Descrição

Xikmado waa App ka kooban Sawiro, Qoraalo, Sheekooyin iyo Xasuusin ku salaynsan erayo murti iyo wax ku ool leh. Waxa uu leeyahay Dhiira-gelin maalinle ah oo aa kaa
gacansiinaysa inaad horay usocoto, iskana ilowdo wixii hore ee tagay!.
Xikmado App waxa uu kaa caawinayaa inaad:
- Horay usocoto
- Hesho Dhiira-gelin maalinle ah
- Garaadkaaga kobciso
- Isbaddel wanaagsan ku samayso Noloshaada
- Noqoto qof Guulaystay.

versões Antigas

Free Download Baixe por QR Code
  • Nome do Aplicativo: Xikmado
  • Categoria: Entretenimento
  • Código App: com.looskey.xikmado
  • A versão mais: 1.0.1
  • Exigência: 4.1 ou superior
  • Tamanho : 8.2 MB
  • Atualizado: 2018-08-14